Wariye ku sugan Nairobi ayaa u sheegay warbaahinta in xaalada maanta ay tahay mid kacsan oo meel walba lagu arkayo Ciidamada Boliiska Nairobi oo dadka qab qanaya.
Howlgalada socda ayaa lagu qabtay dad aad u fara badan, balse weli lama xaqiijin inay Soomaali ku jiraan.
Hawlgalkaa ayay ciidamada Kenya qaadeen kadib markii xalay Nairobi lagu weeraray Qarax Bambaano ah,kaasi oo sababay ugu yaraan qasaaraha dhaawaca labo ruux.
info@araweelonews.com
jaamac132@gmail.com