gaadhi miino la kacday1Baydhabo(Araweelo News Network)Kolanyo Baabuur ay leeyihiin ciidamada AMISOM ee ku sugan Baydhabo ayaa lala beegsaday qarax, kaas oo sababay khasaare dhimashada ilaa toban ka tirsan

 

ciidamada saarnaa gaadhiga qaraxa lala eegtay.

Ma jiro war kasoo baxay Ciidmada AMISOM oo ka hadlaya khasaaraha ka dhashayq araxaa, balse warar laga helay dadka deegaanka ayaa sheegaya in Qaraxaa oo lala beegsaday Kolanyada gaadiidka oo marayay duleedka Baydhabo ayaa dhaliyay dhimashada 10 askari iyo burbur soo gaadhay gaadhiga ay wateen oo ahaa kuwa gaashaaman.

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *