Muqdisho(Araweelo News network)Weriye ka shaqeeya idaacadda Shabeelle ee magaalada Muqdisho iyo maammulaha idaacada ayaa la xidhay kaddib markii ay tebiyeen wararka gabadh sheegtay in xoog lagu kufsaday.
Faadima C/qaadir oo da’deedu tahay 19 sano jir, ayaa idaacadda u sheegtay in inta dhafoorka xabad laga saaray la kufsaday. Taas oo sheegtay in labo weriye oo hubaysan ay kufsadeen, isla markaana ay sharafteeda meel kaga dhaceen. Halkan ka akhri warkaa oo dhamaystiran Riix