Burco(ANN)Nin ku Hubaysan Mindi ayaa weeraray maanta  Saldhiga Ciidanka Booliska Faarax Omaar ee Magaaladda Burco.  Kadibna Qorri ka qaatay askari ka mid ah kuwa  gaadhka hayay ee saldhigaa, isagoo u geystay khasaare dhimasho iyo dhaawacba  askarta saldhigaa iyo dad ku sugnaa

oo shacib ah.
waxaana halkaa ku geeriyooday laba qof oo midi tahay haweenay iyo askari,  isagoo falkaa u adeegsaday Mindi iyo rasaas. Kadib markii uu tacshiirad ku furay. Sidoo kale waxa falkaa ku Dhaawacay Saddex qof oo isugu Jirra Booliska saldhigaa  iyo dad shicib ah. Lama garanayo sababta uu falkaa u sameeyay ninkaasi, waxayna saraakiisha boolisku sheegeen in la qabtay ninkaa oo dhaawac soo gaadhay lugta, askartii  iyo dadkii kale ee ku dhaacmay falkaa,  kuwaas oo  lagu dawaynayo cusbitaalka Burco.
ciidanka baadhista  denbiyada  CID, ayaa baadhaya Ninka falkaa geystay oo kasoo jeedo Goboladda Dhaxe ee Somaliya.
Araweelonews Mobile
Somaliland Office    
E-mail; Info@araweelonews.com
jaamac132@gmail.com   
shalcaw2@hotmail.com

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *