Hargeysa(ANN)Guddoomiyaha Degmadda Hargeisa ee Komishanka Doorashooyinka Siciid Jaamac Guutaale ayaa ku  dhawaaqay caawa caweyskii natiijadii doorashada golaha deegaanka Hargeysa oo si weyn loo sugayay, taas oo ah xubnaha golaha deegaanka Hargeysa oo

tiradoodu tahay 25 xildhibaan, isla markaana ka kooban Ururada iyo xisbiyada ku tartamay doorashada si rasmi ah loogu dhawaaqay. Tirada codadka guud ee Hargeysa ayaa lagu sheegay 230,000 (laba boqol iyo sodon kun oo qof).
Liiska Magacyada kuraasta golaha  deegaanka caasimada iyo sida loogu kala guulaystay, waxa uu  Guddoomiyaha  komishanka degmadu ku  sheegay in Xisbiga Kulmiye 7 kursi helay, Xisbiga UCID 4, Xaqsoor 4, Waddanina 4, Ummadda 1, Dalsan 2, Rays 1.

Sida ururaddu u kala heleena waa sidan.

KULMIYE

Hanad Xaashi Axmed Caydiid 5474
C/raxmaan Maxamuud Caydiid Cabdi (SOLTELCO) 4455
Cismaan Xasan Faarax Shiil (Waxar) 4151
Eng. Yuusuf Warsame Siciid 3793
Cabdi Siyaad Muxumed Giirre 3625
Axmed Daahir Axmed Magan 3484
Cabdi Cali Yuusuf Liibaan 3265

UCID

Maxamed Aw Adan Wayrax Geelle 4477
Khadar Ibraahim Axmed 3544
Cabdicasiis Maxamed Xaashi 3003
Maxamed Cabdi Adan Yuusuf 2266

WADDANI

Maxamed Warsame Caalin Timacadde 5315
C/qani Yuusuf Cabdillaahi Ina Macalin 2969
C/laahi Cali Adan Yuusuf (Cabbaas) 2902
C/risaaq Faarax Xassan (Qawdhan) 2621

XAQSOOR

Saleebaan Daahir Cabdillaahi Raagsane 4558
C/laahi Aw Adan Maxamed Cawil 2899
C/laahi Siciid Faarax Diiriye 2719
Deeq Ducaale Cismaan Guuleed 2364

Rays

Khadar Xuseen Cali Ismaaciil 1877

Dalsan

C/casiis Adan Habane 3589
Fu’aad Saxardiid Caabi 2499

UMADDA

Cali Axmed Haybe Nuur 3786
khaalid cabdi cawad abyan 2949
mustafe cismaan daahir 2861

 

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
1
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *