Muuqaalada Kulamadii Madaxweynaha Somaliland la yeeshay Madaxdii ka qaybgashay Munaasibadii Koonfurta Suudaan halkan ka daawo

 

madaxda uu Madaxweynaha Somaliland kulamada  la yeeshay ee  ka qaybgashay munaasibadii koonfurta Suudaan. ka daawo halkan.

Madaxweynaha South Sudan Mr. Salva Kiir Mayardit oo ay is gacan qaadayaan  madaxynaha Somaliland Mudane Siilaanyo

Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo oo ay wada taagan yihiin   Madaxweynaha Dalka Zimbabwe  Mr. Robert G. Mugabe oo ah hogaamiyaha ugu mudada dheer qaarada Afrika, isla markaana ka nool halyeeyadii qaarada Afrika.

Mar Kale Muuqaalka Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo  iyo  Madaxweynaha Dalka Zimbabwe  Mr. Robert G. Mugabe munaasibadii dabaaldega Koonfurta Sudan

Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo iyo Madaxweynaha Erateria Asiaisa afwerki oo uu wada hadalsiinayo  Madaxweynaha Martida loo yahay iyo Muqaalka Madaxweynayaal kale Munaasibadii Juba ee South Sudan

 

 

Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo iyo Madaxweynaha Erateria Asiaisa afwerki  Iyo Xoghayaha Guud ee Jamciyada Quruumaha Ka dhaxaysa Bankin mun oo wada taagan  Munaasibadii Juba ee South Sudan

https://webmail.one.com/hig/imap/info%40araweelonews.com/INBOX/643/2?uidval=1268568853

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *