Tripoli (ANN) Mudaharaadyo rabshado wata ayaa dalka Libya dib uga bilaamay, kuwaas oo sababay  inuu is casilo hogaamiye ku xigeenkii golaha ku meelgaadhka ah Mr. Cabdelxafiid Ghoga. Kadib markii  Dad u badan ardayda jaacaddaha iyo haween oo mudaharaadyo ka bilaabay

dhawrkii maalmood  ee u danbeeyay ay gacanta ula tageen hogaamiyahaa oo ku sugnaa  xarunta Golaha Qaranka ee Bengasi.
Debedbaxyadaa ayaa ka danbeeyay cabashooyin ka dhashay dadkii ku waxyeeloobay kacdoonadii iyo dagaalkii xukunka laga tuuray hogaamiyihii hore ee Libya Mucmar Al-qadafi, waxayna dadku dalbanyeen in la qabto doorashooyin iyo dalka lgu xukumo shareecada Islaamka.
Banaanbaxyadaa oo ka dhacay magaalooyinka Tripoli iyo Bengasi ayaa rabshado isu bedeley, iyadoo ay kumanaan qof oo cadhaysani weerareen xafiisyada golaha ku meelgaadhka ah ee Bangasi, halkaas oo ay gamacohooda ula tageen dadkaa cadhaysani hogaamiye xigeenka dalka Libya ee golaha ku meelgaadhka ah. Mr. Cabdelxafiid Ghoga, kaas oo rabshadahaa kadib sheegay inuu xilka iska casilay, isla markaana sheegay inay mushkilado badani horyaalaan golohooda aanu waxba ka qabankarayn.
Araweelonews Mobile
Somaliland Office    
E-mail; Info@araweelonews.com
jaamac132@gmail.com   
shalcaw2@hotmail.com

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *