Hargeysa(ANN)Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex ayaa maanta ansixisay natiijooyinkii doorashooyinka deegaanka ee degmooyinka Gobolka Maroodi-jeex. Kadib maarkii ay yeelatay fadhi.

 

Maxkamaddu waxay soo saartay liiska Afarta degmo ee gobolka Maroodi-jeex oo kala ah Sallaxley, Baligubadle, Hargeysa iyo Gabiley, waana kuwan liisaska xildhibaanada la soo doortay ee goleyaasha deegaanka gobolka Maroodijeex.

Magacyada Xildhibaanada Cusub ee Golaha Deegaanka Hargeysa ayaa kala ah sidan:-

1.Axmed Cali Haybe.
2. Khaalid Cabdi Cawad Abyan.
3. Mustafe Cismaan Daahir.
4 Maxamed Warsame Caalin Timacade.
5.Cabdiqani Yuusuf Cabdillaahi Ina Macalin.
6. Cabdillaahi Aadan Cali Cabaas.
7. Cabdirisaaq Faarax Xasan Qawdhan.
8. Hanad Xaashi Axmed Caydiid .
9. Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid Soltelco.
10. Cismaan Xasan Faarax Waxar.
11. Eng. Yuusuf Warsame Siciid.
12. Axmed Siyaad Muxumed.
13. Cabdi Cali Yuusuf.
14. Axmed Daahir Axmed Magan.
15. Saleban Daahir Cabdillaahi Dogox.
16. Cabdillaahi Aw Aadan Maxamed.
17. Cabdillaahi Siciid Faarax.
18. Deeq Ducaale Cismaan.
19. Ismaaciil Jaamac Xirsi Cabdi.
20. Cabdicasiis Aadan Habane.
21. Ilyaas Aw Xuseen Jaamac.
22. Maxamed Aw Aadan Weyrax.
23. Khadar Ibrahim Axmed Maax.
24. Cabdicasiis Maxamed Xaashi.
25. Maxamed Cabdi Aadan.

Liiska Xildhibaanadda Golaha Deegaanka Degmadda Salaxlay

1- Maxamuud Ibraahim Xandule Ismaaciil
2- Naasir Cabdi Iimaan Ducaale
3- Xasan Maxamed Hugur Axmed
4- Cabdilaahi Axmed Diiriye Faarax
5- Yuusuf Xuseen Cali Qodax
6- Ismaaciil Yuusuf Xuseeb Cilmi
7- Maxamed Iid Jaamac Faarax Cawaale
8- Mawliid Rooble Cismaan Axmed
9- Aadan Cabdi Maxamed Askar
10- Maxamed Cabdilaahi Cawad Khayre
11- Axmed Ibraahim Cabdi Cismaan
12- Maxamuud Bedel Guuleed Liibaan
13- Kawsar Aw Cali Jaamac Bulaale.

Liiska Xildhibaanadda Golaha Deegaanka Degmadda Baligubadle

1- Farxaan Muxumed Good Cumar
2- Cabdi Iimaan Jaamac Cawad
3- Cabdi Maxamuud Ismaaciil Qambiil
4- Cabdilaahi Maxamed Cali Cawaale
5- Cabdiraxmaan Axmed Aadan Ibraahim
6- Cali Cismaan Jaamac Bulaale
7- Food Imaan Maxamed Mirre
8- Mawliid Jaamac Yuusuf Jibriil
9- Aadan Cali Xasan Maxamed
10- Cumar Cabdi Muxumed Jaamac
11- Cumar Muuse Maxamed Cabdi
12- Sacad Xariir Raage
13- Maxamed Cabdi Si’arag Jaamac.

Liiska Xildhibaanadda Golaha Deegaanka Degmadda Gabilley

1- Cabdi Yuusuf Daahir Goole
2- Cumar Cali Obsiiye Odowa
3- Maxamed-Amiin Cumar Cabdi Muxumed
4- Caydaruus Cabdilaahi Shedaal Warsame
5- Mahdi Maxamed Xaashi Jaamac
6- Cabdiqaadir Maxamed Faarax Nuur
7- Cabdi Ciidle Cali Ismaaciil
8- Cibaado Maax Cilmi Kaahin
9- Shucayb Maxamed Muuse Bookh
10- Cali Maxamed Sheekh Saleebaan Diiriye
11- Maxamed-Amiin Cali Alaale
12- Dr. Axmed Cali Maxamed Nuur
13- Cali Axmed Yuusuf Xaashi
14- Mustafe Sayid Abokor Warfaa
15- Cabdisamad Sheekh Aadan Aamiin (Jamaado)
16- Axmed Siciid Kibaar Good
17- Xasan Axmed Maxamed Aadan
18- Cali Maxamuud Ismaaciil Aamiin
19- Iid Xasan Cabdi Cali
20- Cabdicasiis Cabdilaahi Ismaaciil Qalinle
21- Nimco Axmed Cabdi Xasan.

 

 

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *