-
Published On: Sat, Jun 11th, 2011

Masuulkii U Horeeyay Ee Iska Casila Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo Oo Maanta Ku Dhawaaqay Inuu Xilkii Ka Tegey

Smiley face
Share This
Tags

Hargeysa(ANN) Masuulkii u horeeyay ee xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo iska casila xilkii uu ka hayay xukuumadda, iyadoo ay soo baxayaan warar sheegaya in isku shaandhayn si weyn loo hadal hayay mudooyinkii u danbeeyay, taas oo la filayo saacadaha soo socda, ama

maalmaha soo socda.   Agaasimaha  Guud ee Dibu-dajinta Somaliland Axmed C/laahi Rooraaye ayaa  saaka isagu  ku dhawaaqay inuu xilkii uu ka hayay xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo iska casilay maanta, wuxuuna Sidaa ku sheegay shir jaraa’id oo uu saxaafada kula hadlay.
Araweelonews kala soco sababaha is casiilada Agaasimaha guud ee dib u dejinta iyo arrimo kale oo la xidhiidha.

About the Author

-

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>