Muqdsiho(ANN)Raysal  Wasaaraha dawladda taagta daran ee  Soomaaliya Dr. C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa xalay  ku dhawaaqay Golihiisa Wasiirada cusub oo  maalmahan laga sugayay, iyadoo magacaabista Golaha Wasiirada aan wax munaasabad ah loo qaban Liiska Golaha
Wasiirada magacyada iyo xilalka loo magcaabay ayaa ahaa sidan:-
1- Mudane Axmed Xasan Gaboobe (Ugaas Bille) Waxaa loo magacaabay
Wasiirka Wasaaradda Garsoorka, Arrimaha Diinta & Awqaafta
2- Mudane Maxamed Maxamuud Xaaji Ibraahim Waxaa loo magacaabay
Ra’iisul-Wasaare ku-xigeen ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda
3- Mudane Xuseen Carab Ciise Waxaa loo magacaabay
Ra’iisu-Wasaare Ku-Xigeenka ahna Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga

4- Mudane  Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif Waxaa loo magacaabay
Ra’isul-Wasaare Ku-Xigeen ahna Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga & Warshadaha.
5- Mudane Cabdisamad Macallin Maxamuud Sheekh Xasan Waxaa loo magacaabay
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha & Amniga Qaranka.

6- Mudane Dr. Cabdinaasir Maxamed Cabdulle Waxaa loo magacaabay Wasiirka Waasaaaradda Maaliyadda & Lacagta.
7- Marwo Caasho Cismaan Caqiil Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Haweenka & Arrimaha Qoyska,
8- Mudane Cabullaahi Xaaji Xasan Maxamed Nuur waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Beeraha & Xannaanada Xoolaha
9- Mudane Dr. Cabdicasiis Sheekh Yuusuf Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka

10- Mudane Cabdulqaadir Maxamed Axmed Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Boostada & Isgaarsiinta
11- Mudane Maxamed Muxiyadiin Sheekh Mursal Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Shaqada, Dhallinyarada & Isboortiga
12- Mudane Cabdiraxmaan Sheekh Ibraahim Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga, Kheyraadka Badda & Bay’adda
13- Mudane Aadan Cabdullaahi Aadan Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Gaadiidk Circa, Dhulka, Badda & Dekadaha
14- Mudane Avv. Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Dastuurka & Dib-u-heshiisiinta

15- Mudane Jaylaani Nuur Iikar Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud, Guriyeenta & Dib-u-dhiska
16- Mudane Cabdulqaadir Maxamed Dhicisow Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Macdanta, Biyaha & Batroolka
17- Mudane Prof. Axmed Caydiid Ibraahim Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaaha & Tacliinta Sare.
18- Madane, Cabdullaahi Goodax Barre Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Qorsheenta & Iskaashiga Caalamiga

Araweelonews Mobile
Muqdisho Office    
E-mail; Info@araweelonews.com

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *