IMG_1904Hargeysa(ANN)Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa galabta kormeer lama filaan ah kusoo maray goobo ka mid ah Bariga iyo Koonfurta magaalada Hargeysa, isagoo aan aan wadan wax ilaalo ah. Kadib marii uu qasriga madaxtooyada ka baxay Salaadii Casar kadib.

Madaxweyne Siilaanyo
oo watay gaadhi khaas ah, isagoo ay weheliyaan Marwadiisa iyo Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Xirsi X Cali, balse ay huteelkaa ku sugnaayeen Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Kaluumaysiga oo iyagu hore u sii joogay sida ay noo sheegeen dadkii ku sugnaa Huteelka xiligaa., halkaas oo uu ku sugnaa ilaa salaadii maqrib oo uu dadk kula tukaday masjid ku yaal Huteelka, iyadoo ay lama filaan ku noqotay dadkii Huteelka joogay xiligaa oo si niyadsan usoo dhoweeyay, isla markaana salaan gacanqaad ah ku qaabilay  madaxweynaha.

IMG_1911
Sidoo kale Madaxweyne Siilaanyo waxa uu booqday Huteelka Star ee Koonfurta Magaalada Hargeysa oo uu alaabooyin ka iibsaday dukaankaa, isagoo halkaa ku sugnaa ku dhowaad nusa saac, kadibna wuxuu  Madaxweyne Siilaanyo booqday Edna Cosmatics, isagoo  Markaa kadib kusoo laabtay qasriga Madaxtooyada caawa caweyskii Madaxweyne Siilaanyo waxa uu Qasriga Madaxtooyadda ku soo noqday isaga oo ku faraxsan booqashada uu kusoo maray goobahaa.

IMG_1917
Booqashada Madaxweynaha ee goobahaa ayaa  noqotay mid layaab ku noqotay dadkii ku sugnaa oo aan filayn inuu Madaxweynaha oo aan wadan wax ilaalo ah uu soo booqdo, taas oo aan looga baran madaxda Somaliland. Maaha markii u horaysay ee sidan oo kale Madaxweyne Siilaanyo si lama filaan ah booqasho ugu maro suuqyada magaalada, balse  waxa uu  goor Maqrib ah sidan sidan oo kale u dhex qaaday Suuqyadda Xero Awr iyo badhtamaha magaaladda dhawr bilood ka hor..

IMG_1938

IMG_1970

IMG_1981

IMG_1985

IMG_1991

IMG_1995

IMG_2008

IMG_2020

IMG_2026

IMG_2028

 

IMG_2062

IMG_2086

Araweelonews Mobile
Somaliland Office    
E-mail; Info@araweelonews.com
jaamac132@gmail.com   
shalcaw2@hotmail.com

 

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *