silanyo and FAOHargeysa(Araweelo News Network)Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Axmed Maxamed Silaanyo ayaa saaka Xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda FOA u qaabilsan Geeska Afrika Mr. Luca Alinovi,

 

isla markaana ah wakiilka FOA ee Somaliland iyo Soomaaliya iyo Ku xigeenkiisa.

somaliland Pr Sialanyo and FAOMadaxweyne Siilaanyo waxa ku weheliyay kulanka uu la yeeshay Madaxda FAO, Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), Wasiirka Wasaaradda Beeraha Prof. Faarax Cilmi Geedoole, Wasiirka Madaxtooyada,  Xirsi Cali Xaaji Xasan, Wasiirka Qorshaynta Qaranka Dr. Sacad Cali Shire iyo Agaasimaha guud ee Wasaaradda Beeraha Somaliland Cabdillaahi Ismaaciil Faarax.

wasiirka beeraha Somaliland iyo Madaxa FAO
Kulanka ka dibna waxa Warbixin ka siiyey saxaafada Wasiirka Beeraha iyo Wasiirka Qorshaynta Qaranka iyo Luca Alinovi oo ah Madaxa Gobolka Geeska Afrika ee FOA, waxayna sharaxaad ka bixiyeen waxyaabaha lagaga wada hadlay kulankaa.

Halkan ka dhegeyso Codadka Masuuliyiinta Riix

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *