Madaxweyne Siilaanyo Oo Ku Dhexdhacay Golihiisa wasiiradda, Isku Shaandhayn Xil Ka Qaadis Iyo Xilal Masuuliyiin Cusub Ku sameeyay Caawa Saq-badhkii, Liiska halkan Ka akhrisoHargeysa( Araweelonews) Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo ayaa xilka qaadis iyo isku shaandhayn ku sameeyay golihiisa wasiiradda. sidaana waxa lagu sheegay War-saxaafadeed kasoo baxay Madaxtooyadda Somaliland  caawa, kaas oo u qornaa

Madaxweynaha JSL, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) waxa uu digreetooyin uu caawa soo saaray oo sumadeedu tahay JSL/M/XERM/249-1820/062013 uu ku magacaabay wasiiro cusub, wasiiro xilal kale loo bedelay, iyo kuwo xilalkii ay hayeen lag bedelay.

 

Madaxweynaha JSL, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) waxa uu digreetooyin uu caawa soo saaray oo sumadeedu tahay

 

In laga bilaabo taariikhda maanta masuuliyiintan uu Madaxweynuhu u magacaabay xilalkan.

 

1.  Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibedda Maxamed Biixi Yoonis

 

2.    Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Cali Maxamed Warancade.

 

3.    Wasiirka Wasaaradda Deegaanka Shugri X. Ismaaciil Baandare.

 

4.  Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Cali Jaamac Faarax (Buureed).

 

5.   Wasiirka Wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiinta Maxamed Jaamac Abgaal.

 

6.  Wasiirka Wasaaradda Dib-u-dejinta Axmed Cabdi Kaahin.

 

7.   Wasiirka Wasaaradda Xidhiidhka Goleyaasha, Cilmi Baadhista iyo Technology-yadda Aaden Axmed Warsame.

 

8.  Wasiirka Wasaaradda Biyaha Xuseen Maxamed Cabdille.

 

9. Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Madaxtooyada Maxamed Muuse Abees.

 

10.  Wasiiru-dawlaha Nabadaynta iyo Horumarinta  Gobollada Bari ee JSL Cali Maxamuud Axmed (Sandule).

 

11. Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Axmed Nuur Faahiye.

 

12.   Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Qorshaynta Qaranka iyo Horumarinta Xasan Daahir Dhinbiil.

 

13.   Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda  Beeraha Aaden Ibraahin Yuusuf Ashqar.

14.   Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Shugri Xariir Ismaaciil.

 

15.  Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Cabdiwaaxid Cabdiraxmaan Cabdiqaadir.

 

16.  Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Cabdi Daahir Camuud.

 

17. Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Ganacsiga iyo Maalgashiga Bashiir Cabdi Xariir.

 

18. La-taliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Doorashooyinka iyo Asxaabta (Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Hawlaha Guud, Guriyeynta iyo Gaadiidka) Axmed Cabdi Maxamuud (Xaabsade).

 

19.   La-taliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Garsoorka iyo Cadaalada (Wasiirka Hore ee Wasaaradda Deegaanka) Maxamuud Siciid Maxamuud (Gacamey).

 

SIDOO KALE WAXA MADAXWEYNUHU UU XILALKII AY HAYEEN UU KA  NASIYEY WASIIRADAN HOOS KU QORAN:-

1.   Wasiirkii Hore Wasaaradda Arrimaha Gudaha Maxamed Nuur Caraale (Duur).

 

2.  Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Warshadaha Cabdirisaaq Cali Cismaan.

 

3.  Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Caafimaadka.

 

Dr. Xuseen Muxumed Maxamed (Xoog).

 

4. Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiinta Cali Cilmi Geelle

 

5. Wasiir Ku-xigeenkii Hore ee Wasaaradda Ganacsiga Aaden Diiriye Cigaal.

 

6.  Wasiir Ku-xigeenkii Hore ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Cali Xaamud Jibriil.

 

 

WAXA KALE OO UU MADAXWEYNUHU XILALKII AY HAYEEN UU KA BEDELAY XUBNAHAN HOOS KU QORAN UNA MAGACAABAY XILALKAN:-

 

 

1.  Wasiirkii hore ee Wasaarada Dib-u-dejinta waxa loo bedelay (Wasaaradda Caafimaadka ) Saleebaan Ciise Axmed (Xagla-toosiye).

 

2.    Wasiirkii hore ee W/Ganacsiga waxa loo bedelay) Wasaaradda Hawlaha Guud, Guriyeynta iyo Gaadiidka Cabdirisaaq Khaliif Axmed.

 

3.   Wasiirkii Hore ee Arrimaha Dibeda waxa loo bedelay (Wasaaradda Ganacsiga iyo Maalgashiga) Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar.

 

4.   Wasiir ku xigeenkii hore ee W/faafinta waxa loo magacaabay (Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta) Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse)

 

5.  Wasiirkii hore ee W/faafinta waxa loo bedelay (Wasaaradda Warshadaha) Abiib Diiriye Nuur (Timacade).

 

6.  Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Cabdilaahi Jaamac Cismaan (Geeljire).

 

7.   Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Hawlaha Guud, Guriyeynta iyo Gaadiidka waxa loo magacaabay (La-taliyaha Mdaxweynaha ee Arrimaha Doorashooyinka iyo Asxaabta) Axmed Cabdi Maxamuud (Xaabsade).

 

8.   Wasiirka Hore ee Wasaaradda Deegaanka waxa loo magacaabay (La-taliyaha Arrimaha Garsoorka iyo Cadaalada) Maxamuud Siciid Maxamuud (Gacamey).

 

SIDOO KALE WAXA MADAXWEYNUHU UU XILALKII AY HAYEEN UU KA  NASIYEY WASIIRADAN HOOS KU QORAN:-

 

1.  Wasiirkii Hore Wasaaradda Arrimaha Gudaha Maxamed Nuur Caraale (Duur).

 

2.  Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Warshadaha Cabdirisaaq Cali Cismaan.

 

3.   Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Caafimaadka Dr. Xuseen Muxumed Maxamed (Xoog).

 

4. Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiinta Cali Cilmi Geelle.

 

5.  Wasiir Ku-xigeenkii Hore ee Wasaaradda Ganacsiga Aaden Diiriye Cigaal.

 

6.  Wasiir Ku-xigeenkii Hore ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Cali Xaamud Jibriil.

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *