Hargeysa(ANN) Madaxweyneha jamhuuriyadda Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa maanta ku dhawaaqay qayb ka mid ah masuuliyiinta xukuumadiisa, kuwaas oo Madaxaweyne siilaanyo ayaa warsaxaafadeed kooban oo uu ka soo saaray xarunta madaxtooyada ka soo magcaabay qayb ka mid ah agaasimayaasha, masuuliyiinta  hay’adaha  qaranka taliyayaasha ciidamada iyo

waliba qaybo badan oo ka mid ah xukuumadiisa.
 
Liiska magacyada uu galabta ku dhawaaqay madaxweyne axmed maxamed maxamuud siilaanyo oo uu nuqul ka mid ahi soo gaadhay xafiiska shebekada Araweelonews waxa uu u qornaa sidan;-
 
Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Maaliyada Jaamac Maxamed Axmed
Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Shaqada Iyo Shaqaalaha Bulshada Baashe Yuusuf Axmed
Agaasimaha Guud Ee Boosaha Iyo Isgaadhsiinta Xasan Cumar Hoori
Agaasimaha Guud Ee Kaluumaysiga, Khayraadka Bada Iyo Maamulka Dekadaha C/Raxmaan Cawil Xasan
Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Hawlaha Guud Iyo Gaadiidka Shariif Libaax Muuse
Agaasimaha Wasaarada Arrimaha Dibada Siciid Cali Wayrax
Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Beeraha C/Laahi Ismaaciil Faarax
Taliyaha Ciidanka Qaranka Nuux Ismaaciil Taani
Abaanduulaha Ciidanka Qaranka Ibraahim Caydiid Dhab-Dhable
Taliyaha Ciidanka Booliska Cilmi Rooble Furre (Kabaal)
Ku Xigeenka Taliyaha Booliska C/Raxmaan Liibaan Axmed
Taliyaha Ciidanka Asluubta Maxamed Xuseen Faarax (Xiiraane)
Taliye Ku Xigeenka Ciidanka Asluubta Xasan Cali  Cawad
Taliyaha Ciidanka Bada Axmed Aw Cismaan
Guddoomiyaha Baanka Dhexe  Cabdi Dirir Cabdi
Xeer Ilaaliyaha Guud  Xasan Axmed Aadan
Hanti Dhawrka Guud Ee Qaranka Maxamuud Aw Cabdi Ibraahim
Xisaabiyaha Guud Ibraahim Aadan Qaalib
Madaxa Hay’ada Sirdoonka Qaranka Xuseen Xasan  Rooble (Kenyaata)
Guddoomiyaha Hay’ada Shaqaalaha Maxamuud Aw Cabdi Ismaaciil
Ku Xigeenka Hay’ada Shaqaalaha Axmed Cali Sulub
Agaasimaha Guud Ee Hay’ada Shaqaalaha Ibraahim X. Nuur Diiriye
Xubin Ka Tirsan Hay’ada C/Rashiid Ducaale Qambi
Xubin Ka Tirsan Hay’ada Axmed C/Laahi Ibraahim
Maareeyaha Hay’ada Ka Hortaga Masiibooyinka Maxamed Muuse Cawaale
Maareeyaha Hay’ada Abaabul Ka Saarka Qaranka (Ndc) Jamaal Caydiid Ibraahim
Maareeyaha Hay’ada Korontada Xasan Cusmaan Adan
Maareeyaha Hay’adda Wadooyinka  C/Waaxid C/Qaadir Craxmaan
Guddoomiyaha Gudidda Hay’ada Dib U Hayaynta Shuruucda Xasan  Aw Aadan Cabdi
Maareeyaha Wakaalada Biyaha Ibraahim Siyaad Yoonis

Maareeye Ku Xigeenka Wakaalada Biyaha Cabdi Ibraahim Cabdilaahi

Maareeyaha Dekeda Berbera Axmed Yuusuf Dirir
Maareeye Ku Xigeenka Dekeda Berbera Cumar Abokor Jaamac
 
La Taliyayaasha
La Taliyaha Madaxaweynaha Ee Arrimaaha Bulshada Dr. Cabdi Aw Daahir Cali
La Taliyaha Madaxweynaha Ee Arrimaha Gobolada Bariga Fu’aad Aadan Cade
La Taliyaha Madaxweynaha Ee Arriimaha Siyaasada  Abiib Diiriye Nuur
La Taliyaha Arrimaha Dhalinyarada  Cabdi Najax Siyaad Aw Cabdi
La Taliyaha Madaxweynaha Ee Arrimaha Nabadgalyada Saleebaan Cumar Kujoog
 
Maareeyaha Madbacada Qaranka Cali Siciid Raygal
Ku Xigeenka Maareeyaha Madbacada Qaranka Mustafe Cabdi Ciise Shine
Guddoomiyaha Guddiga Qandaraaska Qaranka Aadan Nugaal X Xasan
Xoghayaha Fulinta Ee Komishanka Aids-Ka Maxamed Khayre
Director  Of Finance C/Kariim Axmed Xinif
Director Of Capacity Building Maxamed Nuur Guruuje
Director Of Clinic Service Sahra Aadan Yaanyo
 
National M&E Officer Aadan Jaamac Hoori
Guddoomiyaha Guddida Xuquuqal Iinsaanka Aamina C/Laahi Axmed.
Gudoomiyaha Gudiga Ilaalinta Tayada(Quality control Commission)
 Siciid Saleebaan Mire
 

 Gudoomiyaha Gudiga ladagaalanka musuqmaasuqa iyo illaalinta dawlad wanaaga (National Integrity Commission)
 Axmed Muxumed Madar
 
By,  Carraale  M. Jama  Freelance Journalist and Human Rights Activist 
Araweelonews Somaliland Office  
E-mail; Info@araweelonews.com
 jaamac132@gmail.com
 shalcaw2@hotmail.com

+252 2 442 5380

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *