Marxuum Qaybe1Hargeysa(Araweelo News Network) Madaxweynaha Somalialnd Axmed Maxamed Maxamuud siilaanyo ayaa ka qaybgalay aaska Marxuum Axmed Maxamed Aadan Qaybe oo

maanta si heer qaran ah loogu aasay Magaalada Hargeysa, kadb markii uu shalay ku geeriyooday Cusbitaalka Hargeysa.
Marxuum Qaybe oo ahaa siyaasi maamulka iyo arrimaha Siyaasada kusoo jiray mudo kabadan laba  qarni, wuxuuna ahaa shaqsi wi weyn looga yaqaanay mandaqada geeska Afrika iyo meelo badan oo dunida ah.
Marxuum Qaybe munaasibada aaska qaran ee lo sameeyay ka sokow Madaxweynaha Somaliland wax aka qaybaglay masuuliyiinta xukuumadda Golayaasha Baarlamaanka, madaxda axsaabta mucaaradka, aqoonyahano, culimo iyo dadweyne aad u tiro badan, waxaana ka hadlay taariikhda uu lahaa marxuumku qaar ka mid ah dadka ka qaybgalay aaska.


Halkan Ka Daawo Soo Aaska qaran ee loo sameeyay Marxuum Qaybe iyo dadkii ka hadlay taariikhdiisa RIIX
.
info@araweelonews.com
jaamac132@gmail.com

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *