Soo dhowaynta CirroHargeysa(Araweelo News network Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ee xibiga WADDANI ayaa maanta si weyn loogu soo dhoweeyay garoonka

 

diyaaradaha ee Egal  Intarntional Airport. Gudoomiye Cirro oo kasoo laabtay safar uu dhawr todobaad kaga maqnaa dalka, waxa uu jawaab ka bixiyay mawqifkooda ku aadan shirweynaha ay ku baaqeen axsaabta Mucaarafdka, isagoo ku adkaystay qabashada shirkaa.


Halkan Ka Daawo Soo Dhowayntii Gudoomiyaha WADDANI Iyo Weedhihii uu ka yidhi Mawqifkiisa qabashada shirka qaran RIIX.

info@araweelonews.com

jaamac132@gmai.com

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *