maanta si heer qaran ah loogu aasay Magaalada Hargeysa, kadb markii uu shalay ku geeriyooday Cusbitaalka Hargeysa.
Marxuum Qaybe oo ahaa siyaasi maamulka iyo arrimaha Siyaasada kusoo jiray mudo kabadan laba qarni, wuxuuna ahaa shaqsi wi weyn looga yaqaanay mandaqada geeska Afrika iyo meelo badan oo dunida ah.
Marxuum Qaybe munaasibada aaska qaran ee lo sameeyay ka sokow Madaxweynaha Somaliland wax aka qaybaglay masuuliyiinta xukuumadda Golayaasha Baarlamaanka, madaxda axsaabta mucaaradka, aqoonyahano, culimo iyo dadweyne aad u tiro badan, waxaana ka hadlay taariikhda uu lahaa marxuumku qaar ka mid ah dadka ka qaybgalay aaska.
Halkan Ka Daawo Soo Aaska qaran ee loo sameeyay Marxuum Qaybe iyo dadkii ka hadlay taariikhdiisa RIIX.
info@araweelonews.com
jaamac132@gmail.com