Silanyo1speechHargeysa(Araweelo News Network)Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed (Silaanyo), ayaa si cad ugu dhawaaqay in aanay jirin wax u diidaya inuu mar labaad noqdo musharaxa xisbiga Kulmiye

 

marka la gaadho doorashada soo socota.
Madaxweyne Siilaanyo maanta dalka kusoo laabtay. Kadib safar laba mamlmood qaatay oo uu ku tegey dalka Ethiopia, wuxuu sidoo kale ka dhawaajiyay in dib u dhigista shirweynaha Xisbiga Kulmiye ay tahay mid lagama maarmaan ah,.
Madaxweyne Siilaanyo wuxuu sidaa kaga jawaabay su’aalo laga weydiiyay arrimahaa iyo kuwo kale oo la xidhiidha dhaliilaha mucaraadku ku sheegaan in  aanay taladu gacanta ugu jirin,taas oo uu
waxba kama jiraan ka dhigay. Sidoo kale wuxuu ka warbixiyay kulan uu dalka Ethiopia kula yeeshay Raysal wasaaraha dalkaa iyo waxyaabaha ay ka wada hadleen.

Halkan ka dhegayso Codka Madaxweynaha oo dhamaystiran Riix.

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *