Hargeysa(ANN)Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo wefdi uu hogaaminayo oo ay ka mid yihiin Madaxweynihii hore oo xiliggan ah gudoomiyaha Xisbiga

Mucaaridka ee UDUB Daahir Rayaale Kaahin iyo Gudoomiyaha Xisbiga muxaafidka ee Kulmiye Muuse Biixi Cabdi, ayaa saaka safar ugu baxay magaalada Dubai ee dalka isu taga Imaraadka caeabta.
Madaxweyne Siilaanyo, waxa uu safarkiisu la xidhiidhaa wadahadalada Somaliland iyo Somalia, iyadoo ay halkaa ku kulmayaan Madaxwyenaha Dawlada Taagata daran ee Somalia Sh. Shariif Axmed.
Wadahadalada oo daba socda shirkii London ee todobaadkii hore ay kasoo baxeen sideeda qodob, ayaa la filayaa inay maalinta Khamiista ka bilaabmaan halkaa.

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *