Sheffield City Council to Vote on Recognising SomalilandHargeysa(Araweelo News Networ)Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa ka hadlay  aqoonsiga ay  Golaha Degaanka magaalada Sheffield City  ee dalka Britain shalay siiyeen Somaliland, kaas oo

 

ay si buuxda ugu meelmariyeen aqoonsiga Jamhuuriyadda Somaliland, taas oo noqotay mid taariikhi ah oo dadweynuhu si diirran u soo dhaweeyeen.

 

sidaana waxa lagu sheegay qoraal kooban oo lagu faafiyay bogga uu Madaxweyne Siilaanyo ku leeyahay internet-ka ee Twitter-ka , taas oo lagu faafiyey xalay, isla markaana waxa fariinta kooban lagu sheegay inay dawlad ahaan soo dhawaynayaan tallaabada Golaha Degaanka Sheffield ku ictiraafay madaxbannaanida Jamhuuriyadda Somaliland.

“Dawladda Somaliland waxay soo dhawaynaysaa tallaabada geesinimada leh ee Golaha Degaanka Sheffield qaaday. Dadweynaha Somaliland way u qalmaan aqoonsiga,” ayuu  lagu yidhi qoraalka kooban ee Madaxweyne Siilaanyo.

 

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *