Hargeysa(ANN)Madaxweynaha cusub ee la doortay Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa xallay magacaabay Guddida Ilaalinta hantida Qaranka ee mudada kala Guurka iyo Gudida Qabanqaabada xaflada xilka ay kula kala wareegayaan  Madaxweynihii hore ee Somalilad Md. Rayaale iyo Madaxweynaha cusub ee la doortay Axmed Siilaanyo.

 

 

 

 

 

 

Guddiga ilaalinta Hantida qaranka muddada kala-guurka

 

1. Cabdiraxmaan Cabdiqaadir    – Guddoomiye

 

2. Axmed Xaaji Cali Cadami  – Guddoomiye-ku-xigeen

 

3. Xil. Maxamed Nuur Carraale

 

4. Xil. Ibraahim Kacaan

 

5. Xil. Axmed Obsiiye

 

6. Xil. Cali Xasan Marreeyaan

 

7. Xil. Ibraahim Jaamac Rayte

 

8. Xil. Siciid Cilmi Rooble

 

9. Xusni Maxamed

 

10. Aamina Maxamuud

 

11. Xil. Maxamed Jaamac

 

12. Axmed Xuseen Oomane

 

13. Axmed Xaashi Oday.

 

Sidoo kale, waxa uu Madaxweyne Siilaanyo magacaabay guddi labaad oo loo xilsaaray qabanqaabada xafladda xilwareejinta Madaxweynaha cusub xilka kagala wareegayo Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin, kuwaasoo magacyadoodu kala yihiin:

 

1. Cabdiraxmaan Maxamed Talyanle  – Guddoomiye

 

2. Kayse Xasan Cige – Guddoomiye-ku-xigeenka

 

3. Samsam Cabdi Aadan

 

4. Maxamed Cilmi Aadan

 

5. Axmed Muxumed Madar

 

6. Nuura Xuseen

 

7. Ilhaan Maxamed Jaamac

 

8. Dr. Maxamed Muuse Abees

 

9. Cali Cabdi Saa’iq

 

10. Faysal Cali Sheekh

 

11. Cabdi Aw Daahir

 

12. Xil. Abubakor Cabdiraxmaan Good

 

13. Cabdikariin Xinif.

 

Gudiyada madaxweynaha  cusub ee la doortay magcaabay ilaa shalay ayaa noqonya saddex guddi oo hawlo kala duwan loo magcaabay, waxaana labadan gudi ka horeeyay guddi  aqoonayahano siyaasiyiin, culimaaudiin, ganacsato iyo xildhibaano, kuwaas oo loo  xilsaaray diyaarinta nooca dawlada looga fadhiyo xukuumadda cusub ee la doortay iyo qaab dhismeedka ay yeelanay.

By,  Carraale  M. Jama  Freelance Journalist and Human Rights Activist 

Araweelonews Hargeysa Office                  

E-mail; Info@araweelonews.com/ jaamac132@gmail.com/ shalcaw2@hotmail.com

 

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *