Maamulka Shebekada Araweelonews wuxuu Akhristayaasha Ka Raali Gelinayaa Cilad Farsamo Oo Sababtay Inay Hawada Kaga Maqnaato Saacado Kooban

Hargeysa(ANN)Maamulka Shebekada Araweelonews wuxuu  si xushmad leh  uga raali gelinayaa akhristayaasha xidhiidhka tooska ah la leh, macaamiisha  iyo kuwa kusoo biiraya maalin walaba ee ka mid noqonaya akhristayaasha dacalada dunida kala jooga

cilad dhinaca farsamada ah oo sababtay inay  suurta gal noqon weydo inay booqdaan si ay ula socdaan dhacdooyinka iyo wararka  looga bartay, balse maamulka  Araweelonews ku guulaystay inay hawada kusoo celiyaan waqti kooban, isla markaana gudbinta iyo baahinta wararka iyo dhacdooyinka xaqiiqda ah ee looga bartay halkoodii kasii soconayaan .
Mar labaad waxaanu ka raali gelinaynaa akhristayaasha boggan internet-ka ee Araweelonews ciladaa oo ahayd sababo dhinaca farsmada ah, taas oo keentay inay waayaan adeegii dhinaca wararka iyo dhacdooyinka. Anagoo uga mahadcelinayna cid kasta oo gacan ka geystay xalinta ciladaa.
Maamulka Shebekada Araweelonews.com

Published
Categorised as Warar

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *