GuddoomiyahaKanpala(ANN) Madaxweynaha iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka KMG ah ee Soomaaliya oo khilaaf weyni u dhexeeyay mudooyinkan ayaa heshiis ku gaadhay magaalada Kampala ee waddanka Uganda oo lagu dhexdhexaadinayay maalmihii ugu danbeeyay.

 

Qoddobada heshiiska ayaa waxa ka mid ah in Raiisul Wasaaraha dowladda KMG ah ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullahi Maxamed, uu isku casilo muddo soddon maalmood gudahood ah.
Waxaa kale oo ay ku heshiiyeen Madaxweynaha iyo guddoomiyaha in Madaxweynuhu soo magacaabo Raiisul Wasaare cusub. Kadib marka uu is casilaada gudbiyo raysal wasaare Maxamed C/llaahi Farmaajo  Sidoo Waxaa ka mid ah qoddobada lagu heshiiyay in doorashada Madaxweynaha iyo Guddoomiyaha iyo ku xigeenadiisa dib loo dhigo muddo sannad ah, iyaoo loo qorsheeyay inay doorashadu dhacdo ee sannadka danbe 20 August 2012.
Dhinacamarkii uu soo baxay warkani waxa magaalada Muqdsiho ka bilaabmay dareen cadho ah oo lagaga soo horejoo dhawaaqaa, iyadoo ay wararka qaar sheegayaan in Mudaharaadyo laga abaabulay ka dhan ah shariifyada, isla markaana ay ciidamada Milateriga ee dawlada taaga darani sheegeen inay talada la wareegayaan.
Araweelonews Mobile
Somaliland Office     
E-mail; Info@araweelonews.com
jaamac132@gmail.com    
shalcaw2@hotmail.com

 

 

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *