Kooxda Mudanayaasha Ee Uu Hogaaminayo Shir Gudoonku Oo Si Lama Filaana Fadhigii Gollaha U Furay. Kadibna Laalay Mooshinkii Ay Wateen Kooxda Kale

Hargeysa(ANN)Kooxda Mudanayaasha Gollaha wakiilada ee diidanaa mooshinka wax ka bedelka xeer hoosaadka gollaha oo si lama filaana saaka u furay gollaha.kadib markii ay kasoo xaadireen ku dhowaad dhawr iyo sodon mudane oo ahaa kooxda ay hogaaminayaan shirgudoonka golluhu, kuwaas

oo gebi ahaanba laalay mooshinkii kooxda kale wadatay, isla markaana fasax geliyay golaha. kala soco shebekada Araweelonews wararka kasoo kordha iyo jawaabta ay garabka kale ka bixiyaan

Published
Categorised as Warar

Leave a comment

Your email address will not be published.