Sana(Araweelo News Network)Hogaamiyihii u sareeyay Xuutiyiinta Shiicada dalka Yaman AdbulKarim Jedban ayaa lagu dilay toogasho gudaha magaalada Sanca ee caasimada dalka Yaman. Kadib markii koox hubaysan oo
aan la ogayn tiradooda weerareen xili uu kasoo baxay Salaadii Jimacaha ee shalay.
AbdulKarim oo ka mid ahaa xubnaha Baarlamaanka dalka Yaman ayaa ka mdi ahaa dadka danaynaya shirka dib u heshiisiinta dalka Yaman laga wado qabanqaabadiisa.
Dhinaca kale Kolanyo gaadiid ah oo ay sarnaayeen wefdi ka socday qaramada Midoobay ayaa weerar lagu qaada,
Halkan ka Akhiri warkaa oo dhamaystiran Riix