Jamuuriyadda africa dhex oo dagaal la galleysah maleeshiyadd kiristainka ahHargeysa (Araweelo News Network) Madxaweyanah jamhuuriyadda Africkada dhexe Catherine Samba_Panza ayaa waxay balan ku qaaday in ay dagaal la galleyso kooxa maleeshiyadda ah ee kiristainka, kuwaas oo

 

falal ka dhan ah binaadan nimad u geystey muslimiinta ku dhaqan dalkaas .

Maleeshiyaad Kiristan ah oo lagu magcaabo Anti_Balaka ayaa dilal iyo dhaca farra badan u geystey muslimiin laga tirro badan yahay ,waxa cabaareyey falalkan beesha caalamka iyo haaydah u doodda xuquuqadda aadamah ,

Haweeneyda madxaweynah ka ah dalka Jamuuriyadda Africa dhex ayaa sheegtey in aan loo dul qaadan Karin falalka ay ku keceen kooxad maleeshiyad ahi isla markaan laga qaadi doono talaabbo

Muslimiin badan ayaa ka baro kacay dalka Jamuuriyadda Africada dhexe iyagoo tagey wadamadda jaarka la ha dalkaasi sida Camroon iyo Chad ,qaar kale oo ka midda barkacayaash wax galeen xeryo u dhow fadhiisinka ku leeyihiin ciidamadda faransisku dalkas ,

Dad badan Muslina ayaa lagu xasuuqay dalka Jamuuriyadda Africada dhexe kuwaas oo ay ka midda ahayeen laba wiil oo maalin cad lagu gubey nolosha meel fagaaro ah, kuwaas oo hilbkoodii la cunney,  waxaana la dumiyay dhismayaasha Masjidada.

Dhaqaalah waddanka jamuuriyadda Africa dhex ayaa hoos u sii dhacay maadam oo dadka u badan ganacsatadu ahaayen dad muslin ah

Colaadd ka socota Jamuuriyad Africa dhex ayaa lagu guuleysan waayey in la damiyo ilaa hadda waxan lagu eedeyey beesha caalamka in ay ka gaabisey in ayadamiso arintan gaar ahaan wadanka faransiska iyo Africa oo iyagu soo dirray ciidamo gaadhaya ilaa 7,000 oo askari balse kuma filan in ay damiyan rabshadda wadanka ka jirtah

by Axlaam Mohamed

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *