Hargeysa(Araweelo News Network) Haweenay lagu magcaabi jiray Raxma Maxamuud  Xaashi ayaa xalay lagu dilay Xaafadda Calaamaddaha ee Koonfurta Magaalada Hargeysa duleedka agagaarka Dukaanka Al-Khaliij. Qaar ka mid ah dadka

Xaafadda ayaa sheegay in dilka Haweenaydaa oo xalay caweyskii ka dhacay halkaa aan la qaban cidii fulisay, isla markaana  aan la aqoonsan.

Ciidanka Booliska ayaa goobta tegey sida ay sheegeen dadka xaafada qaarkood, waxayna xuseen in Boolisku qaaday Maydka haweenaydaa oo ahayd Hooyo Caruur haysata, taas oo dhawr xabadood lagu arkay inay sababeen dhimashadeeda. Waxaana Maydka haweenaydaa loo qaaday Cusbitaalka.

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *