Hargeysa(ANN) Ciidamada Booliska Somaliland ayaa caawa Caweyskii Miino Nooca loo yaqaan Anti tanagi ka helay wada Laamiga ah ee Togdheer, taas oo la dhigay wadada laamiga qarkeeda, lama garanayo ujeedada miinadaa lo dhigay halkaa, balse dadka xaafada qaar ka mid ah ayaa u sheegay

shebekada  caalamiga ah ee araweelonews  inay Ciidanku qaadeen Miinadaa oo taalay jid cade ka dega wadada Laamiga ah oo qabta dhinaca Xaafada Goljano.

Dhinaca kale wararka qaar ayaa sheegaya inay sidoo kale maanta Ciidanka Booliska Magaalada Hargeysa qabteen Miino lagu qarinayay Goob uu yaalo Mishiinka Hadhuudhka lagu Ridqo, iaydoo ay ciidanku goobtaa ka kexeeyeen dadkii ka shaqaynayay.

arrimahan ayaa kusoo beegmay iyadoo magaalada habeen hore laga maqlay qarax weyn oo aan la garan halka uu ahaa iyo nooca uu ahaa midna,kaas oo aan la ogaan sababta dhalisay iyo khasaare uu geystay midna.

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *