Gudoomiye Cirro Oo Samaystay  Garabyo Difaac Uga Noqda Weeraro  Siyaasadeed Oo La Doonayo In Lagaga Saaro Kursiga Dhufayska U Noqday Iyo Khilaaf Ka Aloosan Isku Shaandhaynta Gudiyada GolahaaHargeysa(Araweelo News) Khilaaf ka dhashay isku shaandhayn gudoomiyaha golaha wakiiladda Somaliland Cabdiraxmaan Cirro ku sameeyay gudiyada aqalka wakiiladda ayaa isa soo taraya , kadib markii mudanayaasha golaha qaarkood ka biyo diideen qaabka gudoomiyihu u magcaabay gudiyada.

Isku shaandhaynta iyo magcaabista gudiyada ayaa kusoo beegnatay xili ay soo baxayeen warar aan si dhab ah loo ogayn xaqiiqdooda oo sheegaya in mudanayaasha golaha wakiiladda ee kasoo jeeda xisbul xaakimka Kulmiye qorshaynayaan in gudoomiyaha wakiiladda oo ah gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ee WADDANi laga tuuro kursiga shir gudoonka wakiiladda Somaliland.
Sidoo kale gudoomiyaha WADDANi  oo ah gudoomiyaha wakiiladda waxa maalmihii u danbeeyay ay warbaahinta isu marinayeen madaxda sare ee xisbiga Kulmiye iyo xukuumadiisa dhawaaqyo dhaleecayn ah, kuwaas oo isa soo tarayay tan  iyo markii todobaadyo ka hor
What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *