Hargeysa (ANN) mudanayaasha golaha guurtida ayaa saaka kulan xaasaasi ah ka yeeshay qorshaha mudo kordhinta maalmihii u danbeeyay la hadalhayay. Kadib markii ay soo dhowaatay mudada kama danbaysta ah ee ay kaga dhantahay labada gole baarlamaan Guurtida iyo wakiilada oo ku beegan 29 Oct, 2010.

Sidaa awgeed madaxweyne Axmed Maxamed maxamuud Siilaanyo ayaa qoraal uu kaga codsanayo in golaha guurtidu waajibka   dastuuriga ah ka qaato usoo gudbiyay golahaa. Qoraalkaa oo maanta laga akhrirar fadhigii aan caadiga ahayn ee mudanayaasha golaha guurtidu yeesheen, kaas oo mudanayaashu u balameen maalinta beri ah in dib laysugu soo noqdo. Iyadoo ay mudanayaasha oo ku yimi tiro aqlabiyad ah ay qaarkood filayeen in saaka qalinka lagu duugo mudo kordhin dhawr sanandood ah oo aan goluhu wax dood ah ka samayn.
Hadaba arrimahaa iyo mushkiladaha siyaasadeed ee mawduuca mudo kordhinta iyo  afkaaraha iyp ujeedooyinka dhinacyada laga riixayo waxaanu idiin kusoo gudbin doonaa qoraalo danbe oo falanqayn iyo faaqidaad aanu mawduucaa ku lafa gurayno.
  
By,  Carraale  M. Jama  Freelance Journalist and Human Rights Activist 
Araweelonews Somaliland Office  
E-mail; Info@araweelonews.com
 jaamac132@gmail.com
 shalcaw2@hotmail.com

+252 2 442 5380

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *