-
Published On: Wed, Nov 3rd, 2010

Go’aamo Kasoo Baxay Shirka Madaxdhaqameedka Sool Iyo Wefdiga Xukuumadda Somaliland Ee Ku Sugan Halkaa

Smiley face
Share This
Tags

Buuhoodle (ANN) Wefdiga xukuumadda Somaliland ee  sugan widh-widh iyo Madaxdhaqameedka deegaanka Sool oo shalay u bilaabmay shir lagu xalinayo khilaafaadka siyaasadeed iyo tabashooyinka ayaa soo saaray go,aamo ka kooban dhawr  qodob oo ay labada dhinac isla qaateen.

 
Qodobada Go’aamada la isla Gaadhay ee ka soo baxay Shirkaa, waxa ugu mihiimsan shanqodob, kuwaas oo ahaa sidan;- 
1- In la Adkeeyo Nabadda Si Wada jirana looga  Wada Shaqeeyo
2- In la Fidiyo Gogosha Nabadeed oo anay ku Eekaan Degmo , Gobo l ee ay wada Gaadho Beel waynta Dhulbahante.
3- In La Fidiyo Maamul , Isla markaana la Balaadhiyo Barnaamijyadda Horumarineed ee laga Fulinaayo Deegaankaasi.
4- In Xukumadda Soomaaliland Mag Dhaw ka Bixiso Dadki Shicibka ahaa eek u Dhintay Dagaaladii ka Dhacay Wakhtigii Xukuumadda Rayaale.
5- In Ciidanka Qaranka eek u Sugan Degaankaasi Wada Shaqayn Wanaagsan la Yeeshan  Bulshadda Deegaanka.

By,  Carraale  M. Jama  Freelance Journalist and Human Rights Activist 
Araweelonews Somaliland Office  
E-mail; Info@araweelonews.com
 jaamac132@gmail.com
 shalcaw2@hotmail.com

+252 2 442 5380

About the Author

-

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>