HUBAAL1Muwaaddin Itaalkaaga Ugu Hiili Xorriyatul-qawlka

Ma Aqbali Karno in Wargeyska HUBAAL Xabbadii Xadhig Loogu Daro
Xukuumaddu Somaliland ayaan ilaa hadda umada ka qancin weerarkii Wargeyska HUBAAL  ay Saraakiisha Booliska ah ee Afka soo duubtay ku soo qaadeen April 24.
Hujuumkaas fashilmay ka dib Xukuumaddu waxay sifo  sharciga baal-marsan u xayirtay xarunta guud  Wargeyska June 12-keedii, illaa maantana waa Xidhanyahay. Sidaa darteed, waxaa muwaadiniinta la gudboon inuu mid waliba itaalkii (Qowl iyo Qoraalba) ku taageero ololahan oo ka sokow sii daynta Wargeyska HUBAAL, lagaga hortagayo Cabudhin sii socota,  maadaama Xoriyatul-qowlku iyo ilaalinta xoriyada iyo madaxbanaanida Dastuurka Somaliland famaanad qaaday  loona baahanyahay in meel looga soo wada jeesto sidii loo wada ilaalin lahaa danta guud iyo nidaamka Dumuqraadiyada ee aynu Qaadanay.  Wa Bilaahi tawfiiq.
hubaalcaloolay-1-300x225

 

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *