Berbera(ANN)Komishanka Doorashooyinka Degmadda Berbera, ayaa  ku dhawaaqay natiijadda hordhaca ah ee doorashada deegaanka ee degmada Berbera. kadib markii lasoo afjaray tirinta codadka ee degmadaa.

Degmada Berbera oo ka mid ah degmooyinka derejada A, isla markaana  kuraasta golaha deegaanku yihiin 21-ka Xildhibaan. Natiijada  hordhaca ah ee Golaha deegaanka Berbera, waxay Ururada iyo xisbiyadu u kala heleen sidan :-

KULMIYE 17261 cod oo u dhiganta 9 xildhibaan oo magacyadoodu kala yihiin sidan:-

Cabdale Maxamed Carab.
Rashiid Aadan.
Xaaji Nuur Cawl.
Cali Cabdi Dheere.
Mustafe Xoolow.
Daahir Aw-nuur.
Maxamud Cabdilaahi Bidhiidh.
Jamac Samatar Hakida.
Rashiid Haaruun.

UCID 10929 cod oo u dhiganta 5 xildhibaan, kuwaas oo magacyadoodu kala yihiin sidan

Cabdishakuur Cidin.
Iid Saleebaan.
Muuse Daa’uud Cilmi.
Saleebaan Cali Khayre iyo Cabdirashiid Maxamed Xaaji Yuusuf

WADDANI 6272 cod oo u dhiganta 3 xildhibaan, kuwaas oo magacayadoodu kala yihiin sidan

Baashe Cabdilahi, Maxamud Cabdilahi Fiiqay, Cabdiraxmaan Xuseen

RAYS 3853 cod oo u dhiganta 2 xildhibaan, kuwaas oo kala ah Ismaaciil Xaamud iyo Maxamud Maxamed Hurre.
UMMADDA, waxa uu helay 1 Xildhibaan oo ah Maxamed Cali Xaaji Axmed.

XAQSOOR 2123 Cod oo u dhiganta 1 xildhibaan, kaas aanu weynay magaciisa.
DALSAN 680 cod ayuu helay, taas oo gaadhi weyday kursi.

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *