Hargeysa(ANN) Dayax madoobaad ayaa si weyn looga dareemay xalay caweyskii kadib salaadii Maqrib  geeska Afrika, Dunida carabta iyo guud ahaan meelo baddan oo dunida ah, waxaana Masaajidada laga oogay Salaadda sunaha ah ee muslimiinta tukadaan marka ay sidan oo kale dayaxa, ama cadceedda lagu arko waxyaabo aan inta baddan looga baran.
Dayax madoobaadkan ayaan ahayn kii u horeeyay ee sidan oo kale looga dareemo dunida meelo baddan oo ka mid ah, balse sanadkan 2011 bilihii lasoo dhaafay ayuu dayaxu sidan oo kale u madoobaaday, xili habeenimo saq dhexe ah, iyadoo dunida Islaamka sidan oo kale Masaajidada lga oogay salaada sunaha ah ee muslimiintu oogaan marka ay dhacaan dhacdooyinka noocan ah ee Dayaxa iyo Cadceedda.

Araweelonews Mobile
Somaliland Office    
E-mail; Info@araweelonews.com
jaamac132@gmail.com   
shalcaw2@hotmail.com

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *