Jsuudaan1uba(Arraweelo News) Dagaalada ka socda dalka koonfurta Suudaan ayaa sii xumaaday, waxaana si weyn looga cabsi qabaa in xasuuq bini’aadanimo oo foolxun uu ka dhaco halkaa.

Wararka laga helayo deegaamada inta badan ayaa ah kuwo teel teel ah, dadka Soomaalida eek u go’odoonsan magaalooyinka Juba iyo magaalada dhinaca Woqooyi ee Bor ayay soo waajahday cabsi weyn. Kadib markii Afar ka mid ah Soomaalida magaalada Bor la dilay oo ay malayshiyada hubaysan ee kasoo horjeeda dawladu hore u dhacday wixii ay hanti ku haysteen gobolkaa oo xaalad ba’an laga soo sheegayo.

 

Halkan ka akhri Warbixntaa oo dhamaystiran Riix

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *