qalabka1Hargeysa(Araweelo News Network) Qalabka loo soo iibiyay dhismaha wadada Ceergaabo ee xukuumadda Somaliland dhisayso ayaa maanta Dalka soo gaadhay, kaas oo ka soo degay Dekedda Djibouti, isla markaana

lasoo maray Dhulka.

qalabka3qalabka2

Qalabkaa oo ka kooban Cagafyo, Baldawsaro, Baabuur Isjiid ah oo Xamuul ah iyo qalabkale oo kala duwan waxa lagu soo bandhigay markii ay dalka soo gaadheen Fagare weyn, iyadoo goobta lagu soo bandhigay ay goob joog ka ahaayeen Wasiirka Madaxtooyadda Xirsi Xaaji Cali, Gudida Wadada, Xildhibaano iyo dadweyne kale oo qaarkood ka socdeen Madaxdhaqameedka iyo Ururada Bulshada.

qalabka 4qalabka5
Wasiirka Madaxtooyadda Xirsi Xaaji Xasan ayaa ka hadlay fagaaraha lagu soo bandhigay qalabkaa iyo masuuliyiin kale.

Halkan ka dhegeyso hadaladii laga jeediyay halkaa. Riix si aad u dhegeysato


qalabka6
info@araweelonews.com

jaamac132@gmail.com

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *