diiwaangelin1Boorama(Araweelo News Network)Diiwaangelin casri ah oo loo adeegsaday qalabka lagu sawiro indhaha ayaa si tijaabo ah looga bilaabay deegaamo ka mid ah Somaliland, taas oo ay Komishanka

Qaranka Somaliland ka bilaabeen deegaamada Galbeedka Somaliland.
Diiwaangelinta tijaabada ah ayaa lagu eegay 300 qof, kuwaas oo la doonayo in ay tusaale u noqdaan si loogu gudbo diiwaangelinta Rasmiga ah.
Daawo Dadka la diiwaangelinayo iyo masuuliyiinta Komishanka qaranka oo ka hadlay arrintaa.
Riix Halkan

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *