breakingnews1Laascaanood(Araweelo News Network)Ciidamada Amaanka ayaa gacanta ku dhigay xalay saqdii dhexe Nin lagu magcaabo Cabdullaahi Maxamed Cismaan oo

 

lala xidhiidhiyay inuu ka mid yahay saraakiisha Ururka Al-shabaab, kaas oo laga qabtay gudaha Magaalada Laascaanood.
Sidaana waxa shebekada wararka ee Araweelonews u xaqiijiyay dad kala duwan oo ku sugan gudaha magaalada Laascaanood. Qaar ka mid ah saraakiisha amaanka oo shebekada Araweelonews isku dayday in ay wax ka weydiiso Ninka ay ciidamadu ka qabteen magaalada Laascood ayaa ka gaabsaday in ay faah-faahin ka bixiyaan.
Cabdullaahi Maxamed Cismaan, waa xubintii labaad ee Todobaadkan gudihiisa ay  ku qabtaan Ciidamada Amaanka Somaliland deegaanka gobolka Sool ee lala xidhiidhiyay A;-shabaab.

info@araweelonews.com

jaamac132@gmail.com

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *