ardayda jaamacadda1Hargeysa(Arraweelo News)Ardayda wax ka barata  qaybaha kala duwan ee Jaamacadda hargeysa, ayaa saaka mudaharaad cabsho ah ka sameeyay af-faafka hore ee dhimsha Jaamacadda, halkaas oo

 

ay isugu soo baxeen,

Ardayda oo ka cabanay lacago ay sheegeen in lagu kordhiyay Kuliyaddaha kala duwan ee Jaamacadda, waxa la hadlay qaar ka mid ah Wasiiradda iyo Masuuliyiinta Jaamacadda, kuwaas oo dhegaystay cabashadooda,

Wasiirka waxbarashada iyo tacliinta sare  Marwo Sam Zam Cabdi Aadan iyo xubno kale oo wasiiro ah ayaa la hadlay aradaydaa, waxayna sheegen in cabshadooda wax laga qabanayo.

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *