Hargeysa(Arraweelo News)Ardayda wax ka barata qaybaha kala duwan ee Jaamacadda hargeysa, ayaa saaka mudaharaad cabsho ah ka sameeyay af-faafka hore ee dhimsha Jaamacadda, halkaas oo
ay isugu soo baxeen,
Ardayda oo ka cabanay lacago ay sheegeen in lagu kordhiyay Kuliyaddaha kala duwan ee Jaamacadda, waxa la hadlay qaar ka mid ah Wasiiradda iyo Masuuliyiinta Jaamacadda, kuwaas oo dhegaystay cabashadooda,
Wasiirka waxbarashada iyo tacliinta sare Marwo Sam Zam Cabdi Aadan iyo xubno kale oo wasiiro ah ayaa la hadlay aradaydaa, waxayna sheegen in cabshadooda wax laga qabanayo.