AlshabaabKismaayo(Araweelo News)Ururka Al-Shabaab ayaa sheegtay weerar xalay lagu khaarajiyay Madaxii Nabadd-sugidda ee maamulka Jubbooyinka ee Kismaayo iyo laba Askari oo Ilaladiisa ahaa.

Sarkaalkaa oo lagu magacaabi jiray Ciise Kaambooni ayaa habeenkii xalay lagu dilay magaalada Kismaayo. Kadib markii koox ka tirsan Al-shabaab weerareen, isla markaana khaatajiyeen isaga laba ilaaladiisa ah, waxaana maanta lagu aasay magaalada Kismaayo.

Weerarka lagu dilay sarkaalkaa ayaa qayb ka ah weeraro iyo shirqoolo kooxda Al-shabaab la beegsadaan saraakiisha dawlada Somalia.

 

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *