Date archive forOctober, 2014
By Arraale M. Jaama On Monday, October 13th, 2014
0 Comments

Guddooomiyaha KULMIYE Muuse Biixi Oo Qiray Shir Qasriga Madaxtooyadda Somaliland Ku Dhexmaray Madaxweynaha

Hargeysa(ANN)Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE ee Talada haya Muuse Biixi Cabdi, ayaa qiray jiritaanka Shir Madaxweynaha iyo xubno wasiiro ah ku dhexmaray  More...

By info On Monday, October 13th, 2014
0 Comments

Kolba Xukuumada Sii Dhacaysaa Lagu Yaqaaan In Ay Taliye Axmed Dacawo Gabiley Keentee. W/Q. Muna Axmed .

Kolba Xukuumadda Waqtigu Gabo Gabada Ka Yahay Ee Ka Baqaysa In Doorashada Lagaga Adkaado Ayaa Waxay Taliye Axmed Dacawo U Soo Magacawdaa  More...

By Arraale M. Jaama On Monday, October 13th, 2014
0 Comments

Somalia: The Somaliland Petroleum Concerns about London 2014 Summit

London(ANN)October 10, 2014. Public diplomacy and Regional Oil and Gas news. The Somaliland Petroleum ministry said that oil firms are  More...

By Arraale M. Jaama On Sunday, October 12th, 2014
0 Comments

Firxadka Cudurka EBOLA Oo Markii U Horaysay Lagu Arkay Ethiopia

Addi s-ababa(ANN) Firxadka Cudurka Ebola, ayaa markii u horaysay lagu arkay Dalka Ethiopia. Kadib markii qof aan magaciisa la shaacin oo ah Dublamaasi u dhashay  More...

By info On Sunday, October 12th, 2014
0 Comments

First Case of Ebola In Ethiopia Reported. By Hara Ethiopia

Addi’s- Abba(ANN)-First case a disease that medical doctors believe is Ebola appears to be suspected in the Ethiopian capital. One west African origin  More...

By Arraale M. Jaama On Sunday, October 12th, 2014
0 Comments

Culumada Ceergaabo Oo Ku Yaboohay Haweeney Xiskeedu Dhiman yahay Oo Lagu Hayo Ceerigaabo

Ceerigaabo(ANN) Haweeney xiskeeda xagga maskaxda dhiman yahay ayaa muddooyinkan ugu danbeeyey lagu hayey magaalada Ceerigaabo kaddib markii laga qabtay iyadoo lugaynaysa degaannada soolasha  More...

By Arraale M. Jaama On Sunday, October 12th, 2014
0 Comments

Somalia Oil & Gas Summit I 20 October 2014, London

London(Araweelo News Network)The Ministry of Petroleum & Mineral Resources of the Federal Republic of Somalia has confirmed  More...

By Arraale M. Jaama On Sunday, October 12th, 2014
0 Comments

Xisbiga Kulmiye: Jawaabta Waxa Iska Beddelay Murrashaxnimada Siilaanyo

Hargeysa(Arweelo News Network)Xisbiga muxaafidka ee KULMIYE, ayaa jawaab ka biuxiyay Murrashaxnimada Madaxweyne Siilaanyo ee doorashada la filayo in ay dalka ka dhacdo sanadka 2015 ee fooda inagu soo  More...

By info On Saturday, October 11th, 2014
0 Comments

Daawo Muuqaalka Madaxweynaha Somaliland Iyo Wefdigiisa Oo Lagu Soo Dhoweeyay London

London(Araweelo News Network)Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo iyo wefdi oo uu hogaaminayo oo ka degay Cariga Dalka Britain, ayaa si weyn  More...

By Arraale M. Jaama On Saturday, October 11th, 2014
0 Comments

Al-shabaab Oo Weerar Dab-xidh Ah Ku Qaaday Diyaarad Siday Madaxweynaha Somalia

Baraawe(Araweelo News Network) Dagaalyahanka Al-shabaab, ayaa weerar dab-xidh ah oo dhinaca Cirka ah ku qaaday Diyaarad siday  More...