baxnanxaajiDhaqane iyo dhaashane dhalin weeye magaallo.  dhaqankoodu mid maaha .  Dhaliil la iskama qaato .   DHafoor taabasho weeye .  Dhibtana la iskuma eego.  daily way kaftamaan . Hadana la isma dhegaysto.

 

Dhoohanaad tahay waalan iyo adaa dhoocil ka liita warkoodaa ku dhamaadee .  Kaalayoo bal dhegeyso.

 

Dhaqane:waar horta qandaraasyada Somaliland ma habeenkii baa la bixiyaa mise maalintii?

 

Dhaashane:Mayee casarkii baa la bixiyaa.

 

Dhaqane:Faan weynaa.Waar casarkii waxa tihiin(Ama jebis hay ama jiin hay e) goormaa qandaraasyada bixisaan?

 

Dhaashane:Waar adeerow waxaa naga daayoo ,waxan ku waydiiyey :Ka waran kan Universal tv ma iska fasaxnaa mise halkaasaanu ku haynaa?

 

Dhaqane:Maad Hubaal iyo Haatuf fasaxooda na waydiisid intaad Universaltv na waydiinayso?Show dadku wax bay arkeen markan ay qaadayaan:Kulmiye wuu tegayaa sii tukhaantukhiyey.Saleebaan gaal wuxuu yidhi markuu mohamed qabo u soo doontay xilka komissionka (Adeer nin la aamini karo ma tihid).Ana waxaan ku darayaa :Adeer Kulmiye lama aamini karo.

 

Dhaashane:Waar aaminaada ileyn anagu Bank ma nihine adeer dalka ma kuu dhisnaa mise waa maya?

 

Dhaqane:Sug heestan kuu qaadee:

Ha is odhanin cidi kuma arkaysee afka buuxso

Ha is odhanin cidi kuma arkaysee aqalo jeexo

Ha is odhanin cidi kuma arkayseeShaqo ha aadin

Ha is odhanin cidi kuma arkaysee Qaranka iibso

Ha is odhanin kani kuma adeecine qallin ku aarso

Ha is odhanin kanaa kula ujeedee awr u buuxi

Nin xil qaaday eed qaadyey haaaaaaaaaaaaa

 

Ah ay ah.Ninkaa markaan arkaa baan ayaamal khayrkana ilaabaa.Waar na dhaaf adeerow dadka kaa salaanee.

Waxaan dhamaan akhristayaasha iyo guud ahaan umadda muslimka ah oo dhan leeyahay:

Ciiiiiiiiiiiiiiiiiid mubaarig .Kuli caam wa antum bi khayr.

 

Waa qalinkii:Baxnaan xaaji aden

Sweden

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *