-
Published On: Fri, Jul 9th, 2010

Tacsi

Smiley face
Share This
Tags

Duqa Degmada Sheekh Ibraahin Cabdillaahi Cabsiiye,

Ku-xigeenka Duqa, Cabdiraxmaan Cartan X. Abbokor

Xoghayaha dawladda Hoose, Cali Axmed Cabdillaahi,

 

 

 

 

Guddoomiyaha Waxbarashada degmada Maxamed Ibraahin X. Cabdiillaahi,

Axmed Yaasiin Cilmi,

Aadan Xuseen Cigaal,

Axmed Isaxaaq Axmed,

Axmed Calanle, Axmed Bucurde,

Jaamac Cismaan X. Jaamac,

Garyaqaan Jaamac Nuur,

Maxamuud Maxamed Cabdi,

Kayse Jaamac,

Cabdiraxmaan Maxamed Ducaale,

Baashe Maxamed Muuse,

Siciiid Cawil Axmed,

Cabdifataax Ismaaciil Mursal,

Cabdi Xasan Cabdi,

Sacad Cabdiraxmaan,

Xasan Maxamed Yuusuf,

Mustafe Cabdi Maxamed (Jannaale)

 iyo Siciid Xaashi Cabdi.

Dhammaan dadkaasi waxay tacsi u dirayaan Marxuum Yuusuf Caalin Maxamuud oo maanta ku geeriyooday magaalada Sheekh, waxaanay Illaahay uga baryayaan inuu naxariistii janno ka waraabiyo marxuumka, Samir iyo Iimaan Saadiq ah ka siiyo qoyskii, ehelkii, qaraabadii iyo Axsaabtii uu ka baxay.

Aammiin……………..Aammiin……………….Aammiin…………..

 

About the Author

-

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>