Madaxweynaha JSL, Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo ) waxa uu Tacsi u dirayaa
Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha oo uu ka tacsiyadaynaayo geerida naxdinta leh ee ku timid ADEERKII SAXARDIID MAXAMED SICIID.Waxa kale oo uu madaxweynuhu tacsidan mid la mid ah u dirayaa Eheladii, Qarabadii, Asxaabtii, iyo Qoyskii uu ka baxay MARXUUN SAXARDIID MAXAMED SICIID.
Marxuumka oo lagu aasi-doono beri (Axada) magaalada Burco, waxa uu Madaxweynuhu MARXUUMKA ILLAAHAY uga baryayaa inuu Naxariistii Janno ka waraabiyo, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii uu ka baxayna Samir iyo Iimaan ka siiyo.
INNAA ILLAAHI WA INNAA ILLAAHI RAAJUCUUN
Xafiiska Af-hayeenka Madaxtooyada JSL.
Tacsi Marxuum Saxardiid Maxamed Siciid
Inaalilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun
1. Xirsi Cali Xaaji Xasan ( Chief of Cabinet-ka M/JSL)
2. Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse)- Afhayeenka M/JSL
3. Maxamed Cilmi Aadan ( Ilkacase)- Chief of Protocol-ka Madaxtooyada
4. Bashiir Cabdi Xariir (Madaxa Siyaasada iyo Xidhiidhka Gollayaasha
5. General Faysal kaamil Ciise ( Taliyaha Ciidanka Ilaalada Madaxtooyada JSL)
6. Maxamed Muuse Abaas ( Lataliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Xisbiyada)
7. Maxamuud CabdilaahI Xarbi ( Agaasimaha Maamulka Madaxtoooyada)
8. Amina Maxamuud Diiriye ( Maareeyaha Sama-falka Madaxtooyada)
9. Maxamed Xirsi Xasan ( Agaasimaah Xisaabaadka Madaxtooyada )
10. Cali Axmed Cali ( Xog-hayaha Gaarka ah ee Madaxweynaha JSL)
11. Maxamed Warsame ( Tiiti) Xog-haya Labaad ee Madaxeynha JSL)
12. Xil. Maxamuud Nuur Sugaal
13. Cabdiraxmaan Maxamed Ibraahim (Saqadhi)- Madaxa Munaasibaadka Madaxtooyada
14. Cabdiqani Xuseen Baynax
15. Naasir yuusuf Daahir ( Nasir Naska)
16. Siciid Axmed Cawil
17. Cabdiqani Axmed Askar
18. C/kariin Axmed Jaamac
19. Guuleed Cabdi Axmed
20. Maxamed Ismaaciil Daahir
21. Muxiyadiin Cabdiraxmaan Tiyaabo
22. Mowliid Maxamuud Xaashi
23. Cabdiraxmaan Axmed Faarax
24. Mahad Cabdoo Cumar
25. Caydaruus Mahdi Xaashi
26. Maxamed Cabdi Yoonis
27. Hodan Axmed Jaamac
28. Xamda Cumar Cabdi
29. Maxamed Sheekh Daahir
30. Riyaad Maxamed Yuusuf
Dhammaan Shaqaalaha iyo Madaxda kala Duwan ee Madaxtooyada JSL waxay Tacsi u dirayaa, Marxuum Saxardiid Maxamed Siciid oo xalay ku geeriyooday magaalada Burco, maantana lagu aasay.
Marxuumka Ilaahay Naxariistiisa Janno ha ugu deeqo, ehelkii iyo qaraabadii uu ka baxayna Samir iyo Iimaan ha ka siiyo. Aamiin……Aamiin……Aamiin…………………….