Maayarka Degmada Ceel-Afweyn Mursal Askar Mire iyo qoyskiisu waxay tacsi u dirayaan Qoyskii, Qaraabadii iyo eheladii
uu ka baxay Marxuum Chief Caaqil Saleebaan Maxamed Nuur oo 24 May ku geeriyooday Degmada Ceel-A fweyn. Waxayna Marxuumka Illaahay uga baryayaan inuu janadii fardawsa ka waraabiyo Qoyskii, Eheladii iyo qaraabadii uu ka baxayna samir iyo iimaan ka siiyo Inaa Lilaah wa Inaa Ilayhu raajiciin.What’s your Reaction?
+1
+1
+1
+1
+1
+1
+1