-
Published On: Fri, Mar 7th, 2014

Tacsi Ku Socota reer Siciid Ayaanle

Smiley face
Share This
Tags

Dhamaan Qoyska Reer Axmed Faarax Mataan Iyo Caasha Xaaji Ducaale, Waxay Tacsi Tiiraanyo Leh U Dirayaan Reer Siciid Ayaanle, Geerida Naxdinta Leh Ee Ku Timi Marxuumad Ruqiya Siciid Ayaanle,

 

Waxayna lIlaahay Uga Baryeynaa Inuu  Qabriga U Waasiciyo, Kuna Manaysto Janatul Fardowsa Alaclaa…Reer Siciid Ayaanle, Qaraabadii Iyo Ehelkey Ka Baxdeyna Samir Iyo Iimaan Ka Siiyo…..Aamiin….Aamiin…Aamiin.

About the Author

-

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>