Madaxweynaha JSL, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu tacsi u dirayaa Maxamed Aw Siciid Geedi iyo Dhamaan Qoyska reer Aw-siciid Geedi oo uu ka tacsiyadaynaayo Geerida ku timid Hooyadood MARXUUMA CAMBARO FAARAX NUUR oo 02/12/2011 (Jimcihii) ku
geeriyootay Magaalada Hargeysa
Madaxwaynuhu waxa uu ILLAAHAY uga baryayaa Marxuumada inuu naxariistii Janno ka waraabiyo, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii ay ka baxdayna Samir iyo Imaan ka siiyo.
IN-NAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN
Tacsi
Xildhibaan Maxamed Xaaji Maxamuud Cumar Xaashi oo ku hadlya Magaca Ururka Udhis iyo asxaabta kala ah Xil, Ibraahin Fudhuulle, Axmed Xuseen Caabi, Maxamuud Amiin Cigge, Rashiid Maxamed Jaamac, Xuseen Maxamuud Aadan iyo Axmed Maxamed Dalmar, waxay tacsi u dirayaan Maxamed Aw Siciid Geedi iyo Dhamaan Qoyska reer Aw-siciid Geedi , iyagoo ka tacsiyadaynaya Geerida ku timid Hooyadood Marxuumad CAMBARO FAARAX NUUR oo 02/12/2011 (Jimcihii) ku geeriyootay Magaalada Hargeysa, waxayna Illaahay uga baryayaan inuu Marxuumadda jannadii Fardawsa ka waraabiyo qoyskii, qarabadii iyo Ehelkiina samir iyo Iimaan ka siiyo Aamiin Aamiin Aamiin
Sidoo kale Dhamaan Maamulka Hawlwadeenada iyo shaqaalaha shebekada Araweelonews, waxay tacsi taa la mid ah u dirayaan u dirayaan Maxamed Aw Siciid Geedi iyo Dhamaan Qoyska reer Aw-siciid Geedi , iyagoo ka tacsiyadaynaya Geerida ku timid Hooyadood Marxuumad CAMBARO FAARAX NUUR oo 02/12/2011 (Jimcihii) ku geeriyootay Magaalada Hargeysa, waxayna Illaahay uga baryayaan inuu Marxuumadda jannadii Fardawsa ka waraabiyo qoyskii, qarabadii iyo Ehelkiina samir iyo Iimaan ka siiyo Aamiin Aamiin Aamiin
IN-NAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN
Sidoo kale Mustashaar Maxamed Muxiyadiin Abu-Camaar, wuxuu tacsi taa la mid ah u dirayaa Maxamed Aw Siciid Geedi iyo Dhamaan Qoyska reer Aw-siciid Geedi , isagoo ka tacsiyadaynaya Geerida ku timid Hooyadood Marxuumad CAMBARO FAARAX NUUR oo 02/12/2011 (Jimcihii) ku geeriyootay Magaalada Hargeysa, wuxuuna Illaahay uga baryayaa inuu Marxuumadda jannadii Fardawsa ka waraabiyo qoyskii, qarabadii iyo Ehelkiina samir iyo Iimaan ka siiyo Aamiin Aamiin Aamiin
Mustashaar Maxamed Muxiyadiin Abu-Camaar
IN-NAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN