-
Published On: Fri, Jan 10th, 2014

TACSI Inaa Lilaah Wa Inaa Ilayhu Raajucuun Maxruum Cabdiweli Gam-gam

Smiley face
Share This
Tags

Wasiirkii hore ee Waxbarashada Somaliland Md. Xasan Xaaji Maxamuud Warsame (Gadhweyne), xaasaskiisa iyo carruurtiisa, Suldaan Maxamuud Axmed Sheekh, xaaskiisa iyo carruurtiisa, Maxamuud Saalax Yacniile, xaaskiisa iyo

carruurtiisa waxay tacsi u dirayaan qoyska reer Ibraahim Xaaji Cabdillaahi Diiriye (Gamgam) oo ay ka tacsiyadaynayaan geerida ku timi walaalkood marxuum Axmed-weli Xaaji Cabdillaahi Diiriye (Gamgam) oo 09/01/2014 ku geeriyooday, laguna aasay degmada Sheekh ee Gobolka Saaxil, waxaanay marxuumkaas Ilaahay uga baryayaan inuu naxariistii janno ka waraabiyo, dhammaan inta uu ka baxayna samir iyo iimaan ka siiyo. Aamiin…. Aamiin…

About the Author

-

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>