-
Published On: Wed, Jan 4th, 2012

TACSI INAA LI LAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN

Smiley face
Share This
Tags

Maxamed-rashiid Muxumed Faarax iyo Xaaskiisa, Mustafe Sacad Dhimbiil iyo Xaaskiisa, Maxamed Axmed Jaamac (Caloolay) iyo Xaaskiisa, Khaalid Xaaji Aadan Cabdi (Jiilaani) iyo Xaaskiisa, Maxamed Xasan Xaaji Yuusuf iyo Xaaskiisa, Iid Cumar Cismaan iyo Xaaskiisa, Mukhtaar Axmed Cabdi iyo Xaaskiisa, Abiib

Cabdilaahi Oomaar iyo Xaaskiisa, Maxamed Xuseen Jaamac (Rambo) iyo Xaaskiisa, Cabdirisaaq Xuseen Jaamac, Xuseen Muxumed Faarax, Khaalid Baashe Cabdi Gaboobe, Maxamed Xaaji Cabdi Nuur, Maxamed Cumar Cabdi (Ciro), Carraale Maxamuud Jaamac, Siciid Jaamac Cali, Cabdi-Khadar Cumar Cismaan, Aadan Cabdi Daahir, Maxamed Xuseen Jaamac (Roodhi), Dr. Axmed Xuseen Jaamac, Aamiin Cabdilaahi Xaashi (Jeesto), Cabdirisaaq Cabdiraxmaan Cabdilaahi, Cabdifataax Sh, Nuux Jaamca (Suldaanka Horumarka Somaliland), Faysal Cumar Madar (Qumuj), Muuse Yuusuf Maxamed, Cabdirisaaq Maxamuud Caalim (Cabdoo), Axmed Ismaaciil Cige, Maxamuud Saalax Ducaale, Cabdifataax Axmed Dheeg (Kalo), Axmed Maxamed Cabdilaahi (Bare), Nasri Ibraahim Axmed (Alamka), Cabdiraxmaan X. Xasan Muuse (Camaan).
Dhammaan dadkaasi Waxay tacsi u dirayaa alla ha u naxariistee MARXUUMIINTA KALA AH MARXUUM MAXAMED HUSEEN CAABI iyo MARXUUM CABDILAAHI CABDI AXMED (KUBADO). Oo 4 Jan 2012  ku geeriyooday Magaalooyinka LONDON iyo HARGAYSA, waxaanay ilaahay uga baryayaan in uu naxariistii jano ka waraabiyo, qoyskii, qaraabadii iyo asxaabtii uu ay ka baxeena marxuumiintaasi uu samir iyo iimaan ka siiyo.
Aamiin                                       Aamiin                                       Aamiin  

About the Author

-

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>